Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo ka hadlay dacwadii ka timid Shiikh Shariif

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa xaqiijiyey in Xisbiga Himilo Qaran uu u soo gudbiyey Dacwad ka dhan ah Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan heyada duulista hawada. Baashe oo la hadlay VOA ayaa sheegay iney u gudbiyeen dacwada Hay’adda duulista iyo Saadaasha Hawada oo laga dacwoonayey, isla markaana dhawaan la … Continue reading Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo ka hadlay dacwadii ka timid Shiikh Shariif